Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Go’aan cusub ay gaareen Xisbiyada UCID iyo Waddani (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Burco, ayaa xalay kulan la yeeshay odayaasha, waxgaradka, cuqaasha iyo madax-dhaqameedka gobolka Togdheer. Kulanka uu madaxweynaha iyo waxgaradka reer Togdheer, ayaa diiradda lagu saaray is xogwaraysi xaaladda guud iyo midda gobolka ah, waxana ay madax-dhaqameedku madaxweynaha uga mahadnaqeen waxqabadka ballaadhan ee xukuumaddiisu ka … Continue reading Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Go’aan cusub ay gaareen Xisbiyada UCID iyo Waddani (Sawirro)